Danta Itoobiya ee Heshiiska DP World ee Dekadda Berbera iyo Qorshihii Zenawi oo guuleestay

Waxaa todobaadkan si rasmi ah ay u Saxiixdeen Dowlada Itoobiya, Somaliland iyo Shirkada DP World mashruuca balaarinta dekadda Berbera kaasi oo ahaa mid muddo dheer soo socday wadahadalkiisa. Maqaalkan waxaan ku eegaynaa qodobada kala ah: 1- Taariikh Kooban Mashruuca Berbera 2- Guusha Itoobiya ee mashruuca Dekadda Berbera 3- Codsiga DP world ee ahaa in Itoobiya … Continue reading Danta Itoobiya ee Heshiiska DP World ee Dekadda Berbera iyo Qorshihii Zenawi oo guuleestay